Shirkad xiraysa 4,000 oo boos oo bani'aadan ka shaqeeyaan si ay ugu badasho garaadka macmalka ah 'AI'

Bangiga ugu weyn Singapore, DBS, ayaa sheegay inuu rajaynayo inuu dhimo ilaa 4,000 oo boosas shaqo ah saddexda sano ee soo socota iyadoo garaadka macmalka ah (AI) uu qaban doono shaqo badan oo ay hadda qabtaan aadanaha.