Cabsida laga qabo garaadka macmalka (AI) ee caqliga badan oo cirka isku shareertay ayadoo lagu baaqayo in la joojiyo

Shaqsiyaad caan oo cabasho soo jeediyey ayaa saxiixay bayaaan ku baaqaya in la joojiyo horumarinta garaadka macmalka ah ee aadka u sareeya si uusan khatar u galin bani’aadamka